Boqorradii Labaad 8:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii dalka Israa'iil oo ahaa Yooraam ina Axaab sannaddiisii laba iyo tobnaad ayaa Axasyaah ina Yehooraam dalka Yahuudah boqor ka noqday.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:20-26