Boqorradii Labaad 6:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas dabadeed Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya wuxuu soo wada urursaday ciidankiisii oo dhan, oo intuu soo kacay ayuu Samaariya hareereeyey.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:21-25