Boqorradii Labaad 6:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu iyagii u diyaariyey cunto badan, oo markay wax cuneen oo wax cabbeen ayuu iska diray, oo sayidkoodii bay u tageen. Oo guutooyinkii reer Suuriyana mar dambe ma soo gelin dalkii Israa'iil.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:17-26