Boqorradii Labaad 4:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse isagii wuxuu yidhi, War bal jidhiidh ii keena. Oo kolkay u keeneen ayuu dherigii ku dhex riday, oo wuxuu ku yidhi, War maraqa dadka u shub ha cuneene. Oo dherigiina waxba waxyeello laguma arag.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:34-44