Boqorradii Labaad 4:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed raggii bay u soo gureen inay cunaan aawadeed. Oo intay maraqii cunayeen ayay qayliyeen, oo yidhaahdeen, War nin yahow Ilaah, dheriga geeri baa ku jirta! Maraqiina way cuni kari waayeen.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:37-44