Boqorradii Labaad 24:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooyaakiinna markuu boqor noqday wuxuu jiray siddeed iyo toban sannadood, wuxuuna Yeruusaalem boqor ka ahaa intii saddex bilood ah; oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Nexushtaa ina Elnaataan, oo reer Yeruusaalem ahayd.

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:1-9