Boqorradii Labaad 24:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Masarna mar dambe dalkiisii kama uu soo bixin, waayo, boqorkii Baabuloon baa wada qaatay ilaa durdurkii Masar iyo tan iyo Webi Yufraad ee uu dhammaan boqorka Masar lahaa.

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:1-17