Boqorradii Labaad 24:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu kaxaystay reer Yeruusaalem oo dhan, iyo amiirradii oo dhan, iyo raggii xoog lahaa oo dhan, oo wada ahaa toban kun oo maxaabiis ah, iyo saanacyadii oo dhan, iyo tumaalladii, oo ninna ma hadhin dadkii dalka ugu liitay mooyaane.

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:4-20