Boqorradii Labaad 24:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna halkaasuu ka qaatay khasnadihii guriga Rabbiga oo dhan iyo khasnadihii guriga boqorka, oo wuxuu kala jejebiyey weelashii dahabka ahaa oo boqorkii reer binu Israa'iil oo Sulaymaan ahaa uu ku dhex sameeyey macbudkii Rabbiga, siduu Rabbigu yidhi.

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:5-18