Boqorradii Labaad 23:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu yidhi, Anigu dadkii Yahuudahna hortayda waan ka fogaynayaa, sidaan dadkii Israa'iilba u fogeeyey oo kale, oo waan duminayaa magaaladan aan doortay oo ah Yeruusaalem, iyo gurigii aan idhi, Magacaygu halkaas ha yaallo.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:24-33