Boqorradii Labaad 23:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu kama uu soo noqon cadhadiisii kululayd ee weynayd oo uu dadka Yahuudah ugu cadhooday xanaaqii uu Manaseh isaga ka xanaajiyey aawadiis.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:19-32