Boqorradii Labaad 22:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaan kula ururin doonaa awowayaashaa, oo qabrigaaga nabad baad ugu ururi doontaa, oo indhahaaguna ma ay arki doonaan kulli belaayada aan meeshan ku soo dejin doono. Oo iyana boqorkii ayay mar kale u war keeneen.

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:15-20