Boqorradii Labaad 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse boqorkii dalka Yahuudah oo idiin soo diray inaad Rabbiga wax soo weyddiisaan waxaad ku tidhaahdaan, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu ka leeyahay waxa ku saabsan erayadii aad maqashay:

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:8-19