Boqorradii Labaad 22:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, iyagu way iga tageen, oo waxay foox u shideen ilaahyo kale inay igaga xanaajiyaan shuqulka gacmahooda oo dhan; oo sidaas daraaddeed cadhadaydu waxay ku kululaanaysaa meeshan, mana qaboobi doonto.

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:10-20