Boqorradii Labaad 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas ayaa Xisqiyaah bukooday, oo geeri buu u dhowaaday. Markaasaa Nebi Ishacyaah oo ahaa ina Aamoos u yimid oo wuxuu ku yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reerkaaga la dardaaran, waayo, waad dhimanaysaa oo sii noolaan maysid.

Boqorradii Labaad 20

Boqorradii Labaad 20:1-9