Boqorradii Labaad 19:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu wax ku caabudayay gurigii ilaahiis Nisrog ayay Adrammeleg iyo Shareser isagii seef ku dileen; markaasay u carareen dalkii Araarad. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Eesar Xaddoon.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:29-37