Boqorradii Labaad 18:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Rabshaaqeeh istaagay, oo intuu cod weyn ku qayliyey ayuu afka Yuhuudda ku hadlay oo yidhi, War maqla eraygii boqorka weyn ee ah boqorka Ashuur.

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:27-32