Boqorradii Labaad 18:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabshaaqeeh wuxuu iyagii ku yidhi, Sayidkaygu ma wuxuu ii soo diray inaan sayidkiinna iyo idinka eryadan kula hadlo? Sow iima uu soo dirin nimanka derbiga dul joogaa inay saxaradooda cunaan oo ay kaadidooda idinla cabbaan?

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:17-36