Boqorradii Labaad 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa waddankii ku kacay Fuul oo ahaa boqorkii Ashuur; oo Menaxeem ayaa Fuul kun talanti oo lacag ah siiyey inuu gacan ku siiyo si ay boqortooyadu ugu xoogaysato.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:11-21