Boqorradii Labaad 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah; oo isagu wakhtigiisii oo dhan kama uu tegin dembiyadii uu Yaaraabcaam ina Nebaad dadka Israa'iil dembaajiyey.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:13-27