Boqorradii Labaad 15:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Shalluum ina Yaabeesh wuxuu boqor noqday Cusiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii sagaal iyo soddonaad, oo muddo bil ah ayuu Samaariya boqor ku ahaa.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:10-19