Boqorradii Labaad 15:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu wuxuu ahaa eraygii Rabbigu kula hadlay Yeehuu, ee uu ku yidhi, Farcankaaga qarniga afraad ah ayaa ku fadhiisan doona carshiga dalka Israa'iil. Oo saasay noqotay.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:6-21