Boqorradii Labaad 14:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Amasyaah ina Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah shan iyo toban sannadood buu sii noolaa markii Yehoo'aash ina Yehoo'aaxaas oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil uu dhintay dabadeed.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:15-24