Boqorradii Labaad 14:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yehoo'aash dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo Samaariya ayaa lagula aasay boqorradii dalka Israa'iil, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yaaraabcaam.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:7-17