Boqorradii Labaad 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqol u taliyayaashiina way yeeleen wixii wadaadkii Yehooyaadaac ahaa ku amray oo dhan; oo nin waluba wuxuu kaxeeyey raggiisii sabtida geli lahaa iyo kuwii sabtida bixi lahaa, oo waxay u yimaadeen wadaadkii Yehooyaadaac ahaa.

Boqorradii Labaad 11

Boqorradii Labaad 11:7-15