Boqorradii Labaad 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo idinku waxaad isku wareejisaan boqorka idinkoo nin waluba hubkiisa gacanta ku haysto, oo midkii safafka soo dhex gala ha la dilo, oo boqorkana la jira markuu baxayo iyo markuu soo gelayoba.

Boqorradii Labaad 11

Boqorradii Labaad 11:7-13