Boqorradii Kowaad 8:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kolkaas haddii nin kastaaba amase dadka reer binu Israa'iil oo dhammu ay tukadaan oo baryootamaan oo nin kastaaba ogaado belaayada qalbigiisa ku jirta, oo uu gacmaha u soo fidiyo gurigan xaggiisa,

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:31-42