Boqorradii Kowaad 8:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadday dalka ka dhacaan abaar, ama belaayo cudur ah, ama beera-engeeg, ama caariyaysi, ama ayax, ama diir, ama haddii cadowgoodu ku hareereeyo dalkooda magaalooyinkiisa, belaayo kasta iyo cudur kastaba ha ahaadee,

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:27-45