Boqorradii Kowaad 8:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maqal baryootankayga anoo addoonkaaga ah, iyo kan dadkaaga reer binu Israa'iil markaannu meeshan xaggeeda u soo tukanayno, kaas ka maqal samada oo ah meeshaad deggan tahay, oo markaad maqashid na cafi.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:26-39