Boqorradii Kowaad 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in indhahaagu ay habeen iyo maalinba la jiraan gurigan oo ah meeshii aad tidhi, Magacaygu halkaasuu ku jiri doonaa, si aad u maqashid tukashadayda anoo addoonkaaga ah oo aan meeshan xaggeeda u soo tukanayo.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:28-36