Bilowgii 49:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ah Ilaaha aabbahaa oo ku caawimi doona, Iyo Ilaaha Qaadirka ah, oo kugu barakayn doona Barakooyinka samada sare, Iyo barakooyinka moolka hoos jiifa, Iyo barakooyinka naasaha iyo maxalka.

Bilowgii 49

Bilowgii 49:15-27