Bilowgii 49:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse qaansadiisu xoog bay sii yeelatay, Dhudhummadii gacmihiisana waxaa lagu xoogeeyey Gacmaha Kan xoogga leh oo Yacquub, (Kaasuu adhijirku ka imanayaa, waana dhagaxii Israa'iil)

Bilowgii 49

Bilowgii 49:22-31