Bilowgii 46:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa wiilashii Silfah, tii uu Laabaan siiyey gabadhiisii Lee'ah, oo intaasay Yacquub u dhashay, waxayna ahaayeen lix iyo toban.

Bilowgii 46

Bilowgii 46:16-26