Bilowgii 46:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Aasheerna waxay ahaayeen Yimnaah, iyo Yishwaah, iyo Yishwii, iyo Beriicaah, iyo walaashood Serax; wiilashii Beriicaahna waxay ahaayeen Xeber iyo Malkii'eel.

Bilowgii 46

Bilowgii 46:10-26