Bilowgii 38:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oonaanna wuu ogaa inaan farcanku kiisii noqonayn, oo markuu u tegey naagtii walaalkiis ayuu shahwadiisii ku daadiyey dhulka, si uusan farcan u siin walaalkiis.

Bilowgii 38

Bilowgii 38:7-15