Bilowgii 38:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yahuudah wuxuu ku yidhi Oonaan, Naagta walaalkaa u tag oo dumaal, oo ku samee wixii ninkeeda walaalkiis ku samayn lahaa, oo farcan u reeb walaalkaa.

Bilowgii 38

Bilowgii 38:1-16