Bilowgii 37:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuuna gartay, oo wuxuu yidhi, Waa shuluggii wiilkayga. Bahal xun baa cunay isagii. Shakila'aan Yuusuf cadcad baa loo kala jeexjeexay.

Bilowgii 37

Bilowgii 37:32-36