Bilowgii 37:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay shuluggii midabyada badnaa direen, oo ay aabbahood u keeneen; oo waxay ku yidhaahdeen, Kan waannu helnay, haddaba bal garo inuu shuluggii wiilkaagii yahay iyo in kale.

Bilowgii 37

Bilowgii 37:26-36