Bilowgii 35:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ilaah ku yidhi isaga, Waxaan ahay Ilaaha Qaadirka ah. Wax badan dhal oo taran; quruun iyo quruumo badan ayaa kaa iman doona, waxaa kaa soo bixi doona boqorro;

Bilowgii 35

Bilowgii 35:9-13