Bilowgii 35:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa Ilaah ku yidhi, Magacaagu waa Yacquub. Hadda ka dib magacaaga lama odhan doono Yacquub, laakiinse magacaagu wuxuu ahaan doonaa Israa'iil. Magiciisiina wuxuu u bixiyey Israa'iil.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:1-11