Bilowgii 32:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yacquubna wuu weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Waan ku baryayaaye, ii sheeg magacaaga. Oo wuxuu yidhi, Bal maxaad u haybsanaysaa magacayga? Halkaasuuna ku barakeeyey.

Bilowgii 32

Bilowgii 32:21-32