Bilowgii 32:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Magacaaga hadda ka dib lama odhan doono Yacquub, waase Israa'iil; waayo, Ilaah iyo dadba waad la dagaallantay, waanad ka adkaatay.

Bilowgii 32

Bilowgii 32:25-32