Bilowgii 30:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninkiina aad buu u xoolo batay, wuxuuna lahaa adhi badan, iyo naago addoommo ah, iyo niman addoommo ah, iyo geel, iyo dameerro.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:42-43