Bilowgii 30:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse adhiga qaarkii caatada ahaa, uma uu dhex gelin jirin; sidaas daraaddeed intii caatada ahayd waxaa lahaa Laabaan, intii xoogga lahaydna waxaa lahaa Yacquub.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:37-43