Bilowgii 25:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yacquubna wuxuu Ceesaw siiyey kibis iyo fuud digir laga sameeyey, wuuna cunay oo cabbay, markaasuu intuu kacay, iska tegey. Sidaasuu Ceesaw u quudhsaday curadnimadiisii.

Bilowgii 25

Bilowgii 25:30-34