Bilowgii 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay yimaadeen meeshii Ilaah isaga u sheegay; Ibraahimna meeshaasuu ka dhisay meeshii allabariga, qoryihiina wuu hagaajiyey, markaasuu xidhay wiilkiisii Isxaaq, oo meeshii allabariga saaray qoryihii dushooda.

Bilowgii 22

Bilowgii 22:1-16