Bilowgii 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahimna wuxuu yidhi, Ilaah qudhiisaa keeni doona wankii allabariga la gubo loo bixin lahaa, wiilkaygiiyow; saas daraaddeed labadoodiiba way israaceen.

Bilowgii 22

Bilowgii 22:1-16