Bilowgii 17:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Ibraahim wejiga u dhacay, oo qoslay, oo qalbigiisa wuxuu iska yidhi, Ma ilmaa u dhalan doona nin boqol jir ah? Oo Saarah oo sagaashan jir ihi miyey dhali doontaa?

Bilowgii 17

Bilowgii 17:7-18