Bilowgii 17:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyadaan barakayn doonaa, oo weliba wiil baan kaa siin doonaa; iyadaan barakayn doonaa, oo waxay noqon doontaa quruumo hooyadood; boqorrada dadyowguna iyaday ka iman doonaan.

Bilowgii 17

Bilowgii 17:9-18