Baxniintii 33:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waan ku baryayaaye, haddaad raalli iga tahay, jidadkaaga i tus, inaan ku ogaado aawadeed, oo aad raalli iga ahaato, oo bal fiiri in quruuntanu tahay dadkaaga.

Baxniintii 33

Baxniintii 33:9-22